Sheeko

Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay magaca Tadap waxaana atirisho kowaad looga dhigay Tara Sutaria oo filimkii Student Of The Year 2 sanadkan kusoo caan baxday. Haddaba Ahan Shetty filimkiisa kowaad dib u dhac ayaa ku yimid […]
Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha uu keenay waxayna ka dhigan tahay in mashruucan Big Hit noqonaayo. Filimka The Lion King ayaa keenay 7.75 Crore ($1.12m) waxayna ka dhigan tahay mudo 4-maalmood ah filimkan gudaha Hindiya inuu kasoo xareeyay 61.75 […]
Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo xareeyay filimkan 103 Crore ($14.93m). Filimka Super 30 wuxuu ku socdaa todobaadkiisa labaad inuu keeni doono 35 Crore sidoo kalena mudo labo todobaad ama 14 cisho ganacsigiisa wuxuu gaari doonaa 110 Crore […]
Karisma Kapoor Magaceeda Rasmiga ah: Karisma Kapoor Kajol Magaceeda Rasmiga ah: Kajol Mukerji Xiliga Karisma dhalatay: 25 June 1974 waa 45-jir Xiliga Kajol dhalatay : 5 Aug  1974 waa 44-jir Xiliga ay fanka soo gashay Karisma: 1991- Xiliga ay fanka soo galay Kajol: 1992- Karisma: 58-filim (ATB-1, BB-2, SuperH-7, HIT-5, Semi Hit-5, Average-7, Below Average-2, […]