film hindi afsomali

Waxaa Qoray: Super Admin Taariikhda: November 19, 2017 Seattle City oo ah magaalada ugu weyn  Washington State ayaa waxaa ka dhacay mid ka mid ah falalkii ugu qariibsanaa dunidaan. Maxaa yeelay boliiska magaalada Seattle City ayaa xabsiga u taxaabay nin isku deyey inuu xubintiisa taranka marsiiyo mashiinka caanka ah ee loo yaqaanno self-service checkout kaasoo […]
Waxaa Qoray: Super Admin Taariikhda: November 19, 2017 17 sanno ka dib, gabar u dhalatay dalka India ayaa ku guuleysatay billada Miss World 2017 (Gabadha ugu qurxoon adduunka). 20 sanno jirta lagu magacaabo Manushi Chillar ayaana guushaas usoo hoysay India, waxaana laga yaabaa inay taasi u sahasho inay gasho shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood […]
Waxaa Qoray: Zakarie Abdi Taariikhda: November 19, 2017 War deg deg ah oo hada kasoo baxay shirkada Viacom18 Motion Pictures ayaa lagu xaqiijiyay in filimka Padmavati la baajiyay sidoo kalena aan la daawan doonin 1 December 2017 sidii marka hore loo qorsheeyay. Filimka Padmavati waxaa hogaamiyaal ka ah Deepika Padukone, Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor […]
Waxaa Qoray: Super Admin Taariikhda: November 19, 2017 Taageereyaasha Bollywood Film Industry waxay jecel yihiin inay xaqiiqooyin badan ka ogaadaan nolosha dhabta ah ee xiddigaha ay ka taageeraan shirkadda Bollywood Town. Warbixintaan waxaan idinkula wadaagi doonaa 11 jillaa oo ka tirsan Bollywood-ka kuwaasoo aan isticmaalin maandooriye, tusaale ahaan aan khamriga cabin, sidoo kalena aan saagaarka […]
Waxaa Qoray: Zakarie Abdi Taariikhda: November 19, 2017 Atirishada Sushmita Sen ayaa maanta u dabaal dageyso sanad guuradeeda 41-aad waxayna ka mid ah atirishooyinka Bollywood-ka kuwooda ugu caansan dhanka Model-ka sidoo kalena waqti wacan fanka kusoo qaadatay. Hadaba waxaan idiin heynaa Sushmita Sen iyo waayaheeda fanka Hindiya aflaanta ay sameesay kuwa u guuleesteen iyo kuwa […]
Waxaa Qoray: Zakarie Abdi Taariikhda: November 19, 2017 Atirishada aan wada jecel nahay sidoo kalena Bollywood-ka siweyn looga yaqaan iyo daafaha caalamka Sushmita Sen ayaa maanta u dabaal dagtay sanad guuradeedii 42-aad. Sushmita Sen ayaa ku dhalatay magaalada Hyderabad ee Koonfur Hindiya 19-kii November sanadii 1975 waxayna maanta u tahay xidigtan maalin qaas u ah. […]
Waxaa Qoray: Super Admin Taariikhda: November 19, 2017 Raggu waa ay jecel yihiin gawaarida, sidoo kale waa ay jecel yihiin mootooyinka – si ay yaraantoodii usoo xasuustaan. Laakiin mooto laguma qaldi karo marwo si walba oo ay u riyooto. Si kastaba ha ahaatee, maxkamadda Folkestone Magistrates Court ee ku taalla Folkestone, England ayaa waxay khibrad […]
Waxaa Qoray: Zakarie Abdi Taariikhda: November 19, 2017 Hadal heynta ugu weyn Koonfur Hindiya waxay tahay in Director SS Rajamouli uu haatan diyaariyay mashruuciisa xiga kadib Baahubali oo uu 5-sano waqtigiisa ah galiyay. Director Rajamouli ayaa xalay baraha bulshada qabsaday markii uu soo dhigay sawir ay dhinacyadiisa fadhiyaan labada Superstar Ram Charan iyo Jr. NTR. […]
Waxaa Qoray: Super Admin Taariikhda: November 19, 2017 Shirkadda aflaanta Bollywood Film Industry wax walba ayaa ka dhaca marka laga hadlayo nolosha dhabta ah, waxaa isguursada jillaayaasheeda tujaarka ah, waxaana sidaas ku dhaca aroos qaali ah. Balse sidoo kale waxaa shirkadda aflaanta Bollywood waxaa lagu arkaa fadeexooyin keena in saxaafaddu ay wax badan ka hadasho […]
Waxaa Qoray: Zakarie Abdi Taariikhda: November 19, 2017 Vidya Balan filimkeeda Tumhari Sulu sare ayaa u kac 60% ah sameeyay maalintiisa labaad wuxuuna keenay 4.25 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Tumhari Sulu wuxuu la mid yahay filimada sanadkaan maalinta kowaad ganacsigooda hooseeyo balse sabti yo axad sare u kac sameeyaan laakiin waxaa laga rabaa […]
Waxaa Qoray: Zakarie Abdi Taariikhda: November 19, 2017 Bollywood King Khan wuxuu ku mashquulsan yahay duubista filimka uu ku jilaayo ninka gaaban ama cilinka ah ee dhulka u dhow waxaana la jilayaan Katrina Kaif iyo Anushka Sharma. Filimkaan aan magaca loo bixinin waxaa la daawan doonaa 21 December 2018 waana filim weyn oo Anand L. […]